Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada ka socda qeybo ka mid ah Gobolada dalka.

0
72

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Weli waxaa socda baaqya laga diraayo dagaal beeleedyada dalka ka socda kuwaas oo geystey qasaao isugu jira dhimisha iyo Dhaawac iyo barakac xoogan kuwaas oo mudooyinkan ka scoda Gobolada dalka

Qaar kamid ah Culumada Soomaaliyeed eek u dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa ku baaqey Joojinta dagaal beeleedyada guud ahaan dalka ka socda oo aan u wanaagsaneyn umada Soomaaliyeed mudada dheer burbur ku jirtey iyagoo sheegey muhiimada ay leedahay wada noolaashaha Bulshada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here