Culimada Masjid ku yaala Guriceel oo codsaday in laga qeyb qaato dhismihiisa

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Waxaa meel gebageba ah marayaa dhismaha Masaajidka weyn Jaamaca ee degmada Guriceel oo ka mid ah masaajida ugu weyn degmada guriceel, waxaana dhismaha masaajidka soo maray marxalado kala duwan iyadoo haatan uu mareyo meel gebageba ah sida ay sheegeen qaar ka mid ah culimada gacanta ku heysa dhismaha masjidka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here