Culimada Mandera oo walaac ka muujiyay daawooyinka la isku cayiliyo.

0
96

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Culimada iyo masuuliyiinta ismaamulka mandheera ayaa waxey walaac xoogan ay ka muujiyeen daawooyinka la isku cayiliyo taasi oo ay badanaa isticimaalaan dhalinyarada soomaliyeed gaar ahaan haweenka ayigoo ka raadiya Cayil aaney meesha ka jirin.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here