Culimada Mandera Oo Baaq u diray beelaha ku dagaalamaya deegaano ka tirsan Gobalka Galgaduud

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Culimada ismaamulka mandheer ayaa baaq u direy beelaha walalaha ah ee ku dagaalamaayo degaano ka tirsan gobolka galgaduud ee maamulka galmudug waxaana culmada ay nasiib daro ku tilmaamey in ayidoo lagu jiro bilihii xurmada ay muslimiinta daadineyaan dhiigooda.

Culmada ayaa kula teliyey odayaasha dhaqan masuuliinta dowlada fadaraalka iyo guud ahaanba bulshada soomaliyeed in laga wada shaqeeyo wada heshiisiinta walalaha muslimiinta ee isku ha haysta degaanada gobolada dalka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here