Culimada Degmada Luuq Oo Bogaadiyey Nabadeynta Beelaha ku dagaalamey Degmadaasi

0
41

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iyadoo uu soo dhamaadey Wajigii labaad ee dib u heshiisiinta beelihii walaalaha ahaa ee ku dagaalamey Degmada Luuq ayaa waxaa ay culimada Degmadaasi ay soo dhoweeyeen nabadda iyo xalka laga gaarey Dagaaladii ay ku dhinteen dadka shacab ah kuna baaba’een hanti shacab uu lahaa.

Gudoomiyaha maxkamada shareecada Degmada luuq sheeq cabdi iyo qaar ka mid ah culimaa’udiinka degmadaasi ayaa waxaa ay wax wanaagsan ku tilmaameen talaabooyinka Nabadeed ee ay wadadaan Maamulka Jubaland iyo DFS.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here