Culimada Ceelasha Biyaha oo ku baaqay in laga qayb-qaato dhismaha Madaraso lagu barto Qur’aanka.

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xaafada laaybeeriya ee ceelasha biyaha duleedka magalada muqdisho ayaa laga dhegax dhigey macadka Al masar oo ka mid noqon doonta macadyada lagu barta qur.aanka kariimka Waxaana laga dhisi doona Dhismo Casri ah si ay wax uga bartaan Ardeyda Wax ka dhigta masjidka ku yaala xaafada oo aan laheyn madaraso u gaar ah si loo kala qaada ardeyda iyo jamaacada masjidka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here