Culimada Caabudwaaq Oo Baaq Nabadeed u diray Beelo ku dagaalamay Deegaanka Laandheer.

0
92

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah Culimaa,udiinka Degmada Caabudwaaq ee Galmudug ayaa kulan ay yeesheen Baaq Nabadeed ugu direen beelaha walaalaha ah ee dhawaan ku dagaalamey Deegaanka Laandheer oo u dhaxeeya Degmooyinka Xiraale iyo Caabudwaaq ee Galmudug.

Waxeyna Baaqan u direen Waxgaradka labada dhinac, Maamulka Galmudug iyo Dowlada dhex soomaaliya in ay u istaagaan sidii dib u heshiisiin loogu sameeyn lahaa beelahan dagaalka ka dhexdhacay.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here