Culimada Baydhabo Oo ku baaqey in la Caawiyo Aabe Soomaaliyeed oo la Xanuunsan Cudurka Kansarka

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maxamed Adow Ibraahim waa aabe la xanuunsan cudurka kansarka ee ku nool Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay oo aan awoodin in uu iska bixiyo qarashaadkii isku daaweyn lahaa.

Culimada Magaalada Baydhabo Oo Isuga Yimid Masjidka Jaamaca Ee Magalada Baydhabo ayaa waxey walalahaha muxsininta ku nool guud ahaanba caalamka gaar ahaan degaanada koonfur galbeed ee soomaliya ay ka codsadeen in la caawiyo walalkooda xanuunsan oo aan awoodin inuu iska bixiyo qarashka daawada iyo safarka oo ku dhaca cudurka kansara kuna nool magalada baydhabo in ay ka caawiyan si uu u helo adeeg Caafimaad oo dalka banankiisa ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here