Culimada Baydhabo Oo ku baaqdey ka qeyb qaadashada Caawinta dadka dhibaateysan

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowlad goboleedka Koonfur galbeed soomaaliya oo ay waddo dadaalo ku aadan sidii loogu gurmad lahaa dadka sameynta ku yeeshay roobabka fatahaada ka dhashay ee ka Da’ay gobolada KGS ayaa waxaa bar bar socdaan fariimo loo diraayo hay’adaha shacabka ee ku aadan sidii ay uga qeyb qaadan lahayeen gurmadkaasi.

Sidoo kale si bulshada loogu buraarijiyo arimaha gurmadka iyo badbaadinta shacabkooda ayaa Culimaa’udiinka koonfur galbeed soomaaliya oo shirjaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa tilmaamay in tani ay tahay mid aan kala harlaheen madaama shacabka uu sameyay fatahaada.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here