Culimada Bariga Wajeer Oo loogu deeqey Kaar Caafimaad Bilaash ah.

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sedexdan boqol Oo Culimada, Imaamyada iyo Ma’adiniinta Degmada Wajeer ayaa la siiyey Kaarka Caafimaadka Ceymiska iyaga iyo Qoysaskooda ayaa ka dambeysey kadib markii ay kulan la qaateen Xilibaanka Bariga Wajeer islamarkaana dhageystey baaahidooda si ay u helaan Caafimaad Bilaash ah baahiyaadka kalana loo dhameystiri doono.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here