Culima ku baaqday ka qeyb qaadashada Dhismaha Masjid ku yaala Ceelasha Biyaha.

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Masjidka Faduma Bintu Rasuul ee ku yaala Ceelasha biyaha ee duleedka magalada muqdisho ayaa u baahan dhameystir ayidoona dhulka masjidka ay maama faadimo bixisey dhimahiisuna ay soo gaarsiiyey qeybaha dhaxe ee uu hada maraayo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here