Cuduro laga Cabsi qabo in uu ka dhasho Qashinka Lagu Shubo Webiga Shabeelle.

0
34

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lahayn Meel Qashinka lagu shubo ama lagu gubo, Sidaa darteed Ganacsatada Magaalada ayaa door bidey in ay qashinka geeyaan Webiga si ayagu iska soo dheereeyaan, taasina waxay halis Caafimaad ku tahay Shacabka oo siyaaba kala duwan u isticmaala Biyaha Webiga

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here