Cuduro ka dhashay fatahaada wabiga Shabeele Oo saameeyn ku yeeshay Dadka Barakacaaysha.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhaqane Abuukar Laamoow gudoomiyaha kaamka Arlaadi ee Baladweyne oo lahadlay Radio Beerlula ayaa sheegay in saameynta kadhalatay fatahaada sababtay in ay cuduro ka dilaacaan kaamka.

Kaamka oo ay kujiraan boqolaal qoys oo iskugu jira danyar ,waayeel , naafo,iyo caruur ayaa xiligan waxaa ay ladaalaa dhacayaan cudurada meleriyada iyo shuban biyodka oo kaamka ka dilaacay xiligan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here