Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) In ka badan 6 ruux oo caruur u badan ayaa u geeriyootey Cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacey Magaalada Baraawe ee Caasimaha Koonfur Galbeed Soomaaliya
Dhaqaatiirta Isbitaalka Jilaani oo ka mid ah Isbitaalada ku yaala Baraawe ayaa sheegey in ay la tacaalayaan Xaalada dadka uu soo ritey Cudurka shuban biyoodka.
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan WadaniÂ