Cudurka Karoona Oo Saameyn Ku Yeeshay Dawooyinka Imaan Jiray Magaalada Baydhabo

0
381

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Goobaha Lagu Iibiyo Daawooyinka Ayaa laga dareemayaa Isbadal Dhinacyo Badan ah pharmashiyaasha oo ah Xaruumaha Shaqsiyadeyd ayaa ah Kuwa soo wajahay Daawo Yari halka daawoyinka qaarba la waayay tan iyo intii dunida ka bilowday cudurka Covid19.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here