Cudurka karoona feyris oo fara ba’an ku haya dalka shiinaha

0
201

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowladda Shiinaha ayaa dadka deagn qeybo ka mid ah dalkaasi ku amartay inay joogan guryahooda si looga hortago cudurka karoona feyris oo fara ban ku haya dalka shiinaha muddo laba sano ah.

Xarunta teknolojiyadda koonfureed ee Shenzhen – oo ay ku nool yihiin 13 milyan oo qof – ayaa lagu amray dhammaan dadka deggan inay guryahooda joogaan iyadoo ay la halgameyso ciribtirka cudurka Omicron ee COVID-19.

iskuullada ku yaal Magaalada Shanghai ayaa albaabada loo laabay si looga baaqsado kororka kiisaska cudurka karoona feyris.

Sidoo kale gaadiidka dadweynaha ayaa la xayiray ama la joojiyay ilaa 20-ka bishan Maarso si loo yareeyo faafitaanka cudurkan.

Kiisaska cudurka karoona feyris ee dalka shiinaha ayaa gaartay 3 malyan iyo afar boqol oo kun oo ruux (3,400 ) laban laab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here