Cudur halis ah oo haweenka caalamka kusoo badanaya

0
332
PA6G8X Endometriosis, illustration. A condition in which the endometrium, the layer of tissue that normally covers the inside of the uterus, grows outside of it.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xanuunka afka qalaad lagu dhaho “Endometriosis” Waa cudur aad u dhibaato badan oo qofka daciifiya, waxa uuna ku dhacaa tobankii dumar ahba hal ka mid ah guud ahaan caalamka.

Si gaar ah wuxuu u abaaraa haweenka ku jira da’da dhalmada ee heer walba ah.
Inkastoo uu yahay cudur aad ugu badan caalamka aadna loo yaqaanno, haddana dumar badan iskama daweeyaan, noloshooda ayayna sii wataan.

Qiyaastii siddeed sano ayuu qofku fursad u haystaa inuu iska daweeyo cudurkan, balse haween badan dhag jalaq uma siiyaan digniinta.

Inta badan haweenka iska daaweyn waaya waxa uu noloshooda ku yeeshaa saameyn aan dhammaad lahayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here