Coolaad Beeleedyo ka dhacey Deegaanka Buur Dheere Degmada Cadale Oo laga Heshiiyey

0
25
default

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Buur Dheere ee ka tirsan Degmada Cadale ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyey colaad u dhaxaysay laba Beelood walaalo ah oo Wada Dega Halkaas, iydoo Heshiis buuxa oo nabaded laga gaarey Colaada.

Heshiiska waxaa In ka badan Mudo sanad Geed fadhi u ahaa Masuuliyiin Dowladeed ,Madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe ,Madaxweynihii hore ee Dalka Shariif Sheekh Ahmed,Siyaasiyiin iyo Odayaasha dhaqanka.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here