Ciyaaryahano Cusub Oo Ku Soo biiray Tababarka Xulka KG.

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhawaan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa ka furmi doonaa koobka kooxaha dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo ka xiiso iyo xamaasad badan yahay sanadii kale ee la soo qaban jiray.

Ciyaartoyda xulka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxay ku jiraan diyaar garowgii ugu dambeeyay sidii ay uga qeyb galilahayeen koobkaasi iyadoona diyaar garowgaasi ay ka wadaan garoonka kubadda cagta Dr, Ayuub ee magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here