Ciyaaraha Mobile-ka oo qeyb ka qaatay in dadku joogaan guriyahooda inta lagu jiro bandowga COVID-19

0
319

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Inta lagu jiro xanuunka faafa ee Korona feyras tallooyinka caafimaad ee looga hortagayo faafitaanka cudurkani waxaa kamid ah (Social Distance) in la kala fogaado si loo yareeyo khatarta.

Haddaba waxa la leeyahay ciyaaraha fiidiyowga ah (Gaming) waxa ay qeyb ka qaadan karan yareynta faafitaanka xanuunka COVID-19 iyo in dadku ku dhiirradaan joogitaanka guriga.

Tani ayaa qeyb ka ah in dadku la qabsadaan joogista guriga oo qofka ciyaaraya Game-ka ma dareemayo wehel la’aan iyo caajis oo wuxuu ku jiraa xaalad naftiisu ay daremeyso badqab iyo farxad.

Warbixintan Waxaa inoo haya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here