Cisbitaalka Tiirow Oo ka bilowdey Olole Lagu daweynayo Cudurada ku dhaca Neerfaha.

0
208

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dr Ciyow Oo Ka Mid ah Dhaqaatiirta Soomaliyeed Taqasuskiisana Uu Yahay Cudurada Ku Dhaca Neerfaha Oo Safar Shaqo u Yimid Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Waxaa Uu Ka Warbixiyey bukaanada uu la kulmay ee qaba Cudurka Neerfaha iyo Waxyaabaha Sababa Cudurka Neerfaha iyo Saameynta Dhibaato Uu Leeyahay.

Dhanka Kale Qaar Ka Mid ah Bukaanada Ka Faa’ideysadey Imaantinka Dhaqtarka oo La Dhibanaa Xanuunka Neerfaha ayaa Waxey Ka Hadleen waxa uu u qabtay dhaqtarka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here