Cisbitaalka Tiirow Oo boqolaal qoys daawo ugu qaybiyay Degmada Berdaale.

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhowaad 400 oo qofood ayaa degmada berdaale ee gobolka bay Waxaa daawa qeybin uga sameeyey isbitaalka diirow ee ka mid ah Isbtitaalada magaada baydhabo asiga oo ka Dulaaya wax ka qabashada Baahiyaha caafimaad ee bulshada, waxaana Bulshada loo sameyey Daaweynta laga kala keeney xaafadaha degmada Ee si aad ah uu u Saameyey daadakii uu watay roobka dayrta ee ka Da’ay dalka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here