Cisbitaalka Tiirow Oo Baaritaano indhaha ah u Sameeyay Ardeyda Iskuulka Baydhabo.

0
362

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cisbitaalka Tiirow waxaa uu ka mid yahay kuwa si gaar ah loo leeyahay ee ka howlgala Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo fuliya adeegyada caafimaad ayaa waxaa uu baaritaano caafimaad oo dhanka indhaha oo lacag la`aan ah u qabtey ardayda dhigata iskuulka hoose dhexe sare ee Baydhabo.

Adeegaani oo loogu magacdaray Free eye screening program for schools ayaa waxaa Cisbitaalka Tiirow kala qeyb qaatey Wasaaradaha Caafimaadka iyo Waxbarashada ee koonfur galbeed.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here