Cisbitaalka Gobolka Baay Oo Horumar ka sameynaya Adeeg bixinta Bulshada

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Isbitaalka Guud ee Gobolka Baay ayaa waxaa la dhisey ka hor inta aysan Soomaaliya Xornimo qaadanin Xiligaas oo Soomaaliya joogeen Gumeystayaashii Talyaaniga iyo Ingiriiska.

Isbitaalka Guud Ee Gobolka Baay wuxuu soo marey maraaxiil kala duwan ka hor burburkii dalka ka dhacay wuxuu ahaa isbitaal buuxiyo baahida Caafimaad Bulshada Gobolo badan, balse markii Dowladii dhacdey wuxuu ka mid ahaa goobaha danta guud uu dagaaladu saameeyen, Hasa yeeshee mudo kadib hada wuxuu u muuqdaa mid wax kasta ka soo kabanayo adeegyada badan uu siinayo Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here