Cisbitaalka Degmada Wisil Oo Lagu Wado in la kordhiyo Adeegyada Caafimaad ee cisbitaalkaasi

0
183

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa bilihii la soo dhaafay cabashooyin ku aadan Caafimaad Daro ka soo yeerey bulshada ku nool magalada wasil ee koonfurta gobolka mudug ee degaanada hoos yimaada ayaa isku duwaha wasaraada Caafimaadka ee Degmada Wasil Maxamed Macalin Mahamuud sheegey in ay wax ka qaban doonaan baahiyaha Caafimaad Ee ka jira degmadaasi iyo degaanada hoos yimaada

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here