Cisbitaalka Al-Kheyraad Oo Magaalada Baydhabo Ka Fuliyey Qaliimo Indha Fiiqis ah.

0
232

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wajiyadii ugu dambeyey ee indha fiiqis ah ayaa Isbitaalka Al-kheyraad ka fulisey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay taasi oo ka faa’ideysteen bukaano badan oo in mudo ah la dhibtoonaayey xanuunada ku dhacaan indhaha kuwaasi oo u badnayeen dad da’ah.

Bukaanadaan ka fa’iideystay indha fiiqista Al-kheyraad ayaa qaarkood waxaa ay ka imadeen deegaano ay hoos tagaan Magaalada Baydhabo, waxeyna iskugu jireen kuwo magaalada degaan u ah iyo kuwo kale oo ka imadeen kaamamka ku yalaan magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here