Cisbitaal si Casri ah loo qalabeeyey Oo laga Hirgeliyey Magaalada Baydhabo.

0
73

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiir kuxigeenkada Wasaaradaha Howlaha guud iyo Guriyeenta iyo Shaqada iyo Arrimaha bulshada Koonfur Galbeed maamulka Isbitaalka ayaa si wadajir ah xiraga ugu jaray Isbitaalka cusub ee Arlaadi Specialist Hospital ee laga hergeliyey Magaalada Baydhabo.

Munaasabad kooban oo loo qabtay xirag jarka Isbitaalka ayaa waxaa ka Waxaa ka qeybgalay dhaqaatiir’ masuuliyiin’ ganacsato’ Culimaa’udiin iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here