Cisbitaal Cusub Oo Laga hirgeliyey Magaalada Baydhabo.

0
272

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabad lagu daah-furaayey Shaafici International Hospital ayaa ka dhacday Baydhabo, waxaana ka qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,  Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Degmada Baydhabo, dhaqaatiir ka howlgasha Baydhabo iyo marti sharaf oo lagu caasuumay xafladda.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here