Cilmibaaris laga sameeyay qalin jibiyaasha Jaamacadaha Dalka Oo lagu soo Bandhigay Muqdisho.

0
65

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xarunta hormarina hogaaminta dhaxal reeb ayaa magaalada Muqdisho ku qabtey bandhig ku saabsan cilmi baarsi lagu sameeyey sahanka qalinjebiyaasha jaamacadaha dalka ee 2018 ilaa 2022kii waxaana cilmi baarsitaan ka shaqeeyey khuburo ku takhsusey hanaanka cilmibaarsita kuna xeel dheer.

Xogta bandhiga dhaxal reeb ay sameysey ayaa ka mid ahaa xog ku saabsan qalinjebiyaasha ardeyda soomaliyeed ee ay soo saran wadartooda guud ayidoona sidoo kale cilmibaarista lagu soo darey kuliyadaha uga badan ee ay bixiyaan jaamacadaha dalka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here