Cilmi Baaris Ku Saabsan Caafimaadka Hooyada iyo Dhalaanka Oo Lagu soo Bandhigey Isbitaal Banaadir

0
52

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Munaasabaddaan oo loogu dabaaldagaayay sanad guuradii 47,aad aasaaska Isbitaalka Banaadir ,Sidoo kalena lagu soo bandhigayay cilmibaarisyo ku saabsan Caafimaadka hooyada iyo dhallaanka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Munaasabadda ayaa waxaa lagu marti qaaday wasiirka iyo wasiir dowlaha caafimaadka, xildhibaano, bahda caafimaadka iyo marti sharaf kala duwan iyadoona munaasabadda lagu soo bandhigay doodo iyo waxqabadka isbitaalka oo sanadkii la soo dhaafay adeegyo caafimaad u fidiyay dad badan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here