Ciidanka Ilaalada Wadooyinka Puntland Oo Garoowe ka bilaabey Hubinta Sharciga Gaadiidka

0
28

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Taliyaha Laanta ilaalada Wadooyinka Gobalka Nugaal Maxamed Sanwayne Cismaan ayaa waxaa uu ka hadley in dhamaan Daraawalada wada Gawaarida qeybaheeda kala duwan iyo Milkiiliyaasha iska leh Gawaarida looga baahanyahay in ay u wada dhameystirnaadaan leysanka Gaadiidka iyo buugi laga rabey ayidoona kantaroolada Gobolka nugaal ka bilaawatey Shaqadiii leysanka.

Warkung waliba nig hayte Mariing Maalling Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here