Booliska Hargeysa Oo soo Bandhigey gaari Sidey Waxyaabaha Maanka dooriya

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gawaaridan ay qabteen Ciidanka Booliska Magaalada Hargeysa ayaa waxaa saarnaa waxyaabaha Maanka dooriya oo mamnuuc ka ah in la soo geliyo Magaalada laguna Ganacsado sida ay sheegeen Booliska,waxaana lala qabtey ilaa afar Eedeysane oo gaari wadey iyadoona inta uu Howl galka socdey ay waxyeelo soo gaartey Ciidanka Booliska iyo dadka la qabtey.

Qaar kamid ah Saraakiisha Ciidanka Booliska Magaalada Hargeysa ayaa waxay ka hadleen sida uu u dhacay Howgalka ay ku soo qabteen gawaaridan iyo waxyaabah ku jira iyo Talaabada ay ka qaadi doonaan dadka ay soo qabteen iyo daroogada ay wadeen

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here