Ciidanka Booliska Puntland Oo soo qabtey Waxyaaba maanka dooriya

0
26

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ciidamada Amniga ee Gobolka Nugaal ayaa Magaalada Garowe kusoo bandhigay waxyaabo Maanka dooriya ee Qamri farabadan iyo Dadkii ku ganacsanaayay.

Gudoomiyha Gobolka Nugaal Abdiraxmaan Xaaji Abshir isagoo Amar ku bixiyay in loo naxriisan dadka Cabtooyga ah ama Isticmaala waxyaabaha Maanka Dooriya.

Warkung waliba nig haaye Abdiraxmaan Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here