Ciidanka Booliska KG Oo Magaalada Baydhabo loogu qabtey tababar ku saabsan ka hortaga rabshadaha iyo ilaalinta goobaha doorashooyinka.

0
205

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa tababar loogu qabtey qaar kamid ah ciidanka booliska koonfur galbeed kaasi oo lagu baran doono muddo todobo maalmood ah kahor taga rabshadaha iyo ilaalinta goobaha doorashooyinka, waxaana tababarkaani bixinaya ciidamada midowga afrika ee Amisom, waxaana ka qeyb qaadan doonaa taliska ciidamada booliska Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here