Ciidanka Booliska Degmada Wanlaweyn Oo loo tababarey Xalinta Khilaafaadka Bulshada

0
37

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ayaa kor loogu qaadayey Aqoonta Ciidanka Booliska Gaarka ah K/Galbeed Ee ku sugan Degmada Wanlaweyn Ee Gobolka Shabeelaha Hoose ,waxaana Ciidanka si gaar ah loogu tababarayey Xalinta khilaafaadka Bulshada ka dhax dhaca iyo ilaalinta Xuquuqda Aadanaha Maadama Ciidanka ay yihiin kuwa marwalba Bulshada ka dhax dhaca.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here