Ciidan ka tirsan Nabad Sugida KG Oo Tababar Loogu soo Xirey Degmada Waajid.

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa ka qeybgalay tababar loo sooxirey Ciidamo ka mid noqon doona Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Qeybta Degmada Waajid

Ciidankaan ayaa mudo Tababar ugu Socdey Degmada waxaana Maamulka uu sheegey in Ciidankaan uu Noqon Doono Ciidanka nabad Sugida ee Degmad Waajid Ay yeelato mudo Sananado Ah ka dib

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here