Ciidamo ka tirsan Booliska Oo Muqdisho Loogu soo xiray Tartan Qur’aan Akhris ah.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Taliska ciidanka booliiska soomaaliya ayaa muqdisho ugu soo xirey qaar ka mid ah Ciidanka booliiska tartan quraan akhris ah oo mudo sedax maalin u socdey kuwaasi oo ku tartamayey 114-ka quraanka kariimka ah

Xiritaanka ayaa waxaa ka qeybgalay Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya Wasiirka Amniga Culimo iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka booliska

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here