Ciidamada dab damiska Magaalada Berbera oo lagu wareejiyay qalab loogu tala galay dab damiska.

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Taliyaha guud ee Ciidanka Dabdemiska Somaliland Axmed Maxamed Xassan ayaa agab kala duwan oo loogu talagalay in ay ku shaqeeyaan ciidanka Dabdemiska ku wareejiyey gudoomiyaha golaha deegaanka magaalada Ber-Bera Cabdishakuur Maxamuud Xassan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here