Ciidamada Booliska Degmada Baydhabo Oo loo soo xirey tababar ku saabsanaa Xad gudubka ka dhanka ah haweenka iyo carruurta.

0
273

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Taliyaha saldhigga Degmada Baydhabo G/ dhaxe Mukhtaar Axmed Ibraahim ayaa ka qeyb galey xiritaanka tababar ay bixinayeen ciidamada Amisom oo ku saabsanaa isdhax galka bulshada iyo ilaalinta xaquuqal insaanka taasi oo muddo 12 maalmood ah Magaalada Baydhabo ay ku qadanayeen ciidamada booliska gobolka baay ee Magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here