Ciidamada Amaanka Gobolka Banaadir Oo gacanta ku dhigey dukaamo lagu iibinayey Maandooriya.

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Gobolka Banaadir ayaa markale meel fagaaro ah ku Gubey Maandoorayaal ay Ciidanka Aadaabta iyo Anshaxa ay ku so qabteen qaar ka mid ah baqaarada Caasimada ka dib Howlgal ay ka sameeyeen Ciidanka Dukaamo lagu iibinaayey Maandooriyaal

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka ayaa si wadajir ah Fariin ugu Direy ganacsatada iibiya waxyaabaha Maanka dooriya ee ay Maamulka Sheegeen in Dhalinyaro badan ay dhibaateysey.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here