Ciidamada Amisom Oo Wasaarada Cadaalada KG ku wareejisay qalab iyo daawo looga hortago Cudurka Shuban biyoodka.

0
422

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)si looga hor tago qatarta uu leeyahay Shuban biyoodka, sidoo kalena la yareeyo wax yaabaha ka dhasha Cudurka shuban biyoodka ayaa loo baahan yahay adeegyo caafimaad.Taliska Ciidamada Amisom ee Koonfur Galbeed gaar ahaan arimaha bani’aadanimada ayaa wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Koonfur galbeed ku wareejisay agabyo lagaga hortagayo Shuban biyoodka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here