Ceymiska Xoolaha Hirshabelle Oo Lagu Dah-Furay Magaalada Baladweyne

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan Lagu Dah-furayay Ceymiska Xoolaha Hirshabelle ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka Magaalada Baladweyne, Rugta Ganacsatada Madaxda Kambaniga shaqeynaya Ceymiska.

Ugu horeyn Waxaa munasabada ka hadashay Gudoomiyaha Magalada Baladweyne Nadar Tibaax Macalin ayaa ka hadashay Faa’iidada uu leeyahay in Ganacsigu yeesho Ceymis.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here