Ceelka biyaha Deegaanka Sagaal Geed ee gobolka Hiiraan oo dib u dayactir lagu bilaabay.

0
189

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Sagaal Geed oo qiyaastii 20 kiilo mitir kaga beegan dhanka bari degmada buulo-burte ee gobalka Hiiraan ayaa waxaa xiligan ka jira baahiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin biyo la’aan baahsan kadib markii uu dumay ceelkii ay ka biyo cabayeen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here