Ceelbiyood laga hirgeliyey Degmada Abdaal Gobolka Saaxil Oo Xariga laga jarey.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ceelbiyoodkan laga Xarig jarey Degmada Abdaal Gobalka Saaxil kaas oo baahi badan u qabeen Bulshada halkaasi ku nool kuwaasi oo in muda ah ka cabanayey Biyo la,aanta, waxayna meelo fog u doonan jireen sidii ay biyo u soo heli lahaayeen.

Munaasabada lagu Xarig jaraayey Ceebiyoodkan ayaa waxaa Goobjoog ahaa Maamulka Degmada kan Gobolka Xilibaanada Golaha Deegaanka iyo qeybaha kala Ee Bulshada Deegaanka oo durbadiiba bilaabey in ay biyo dhaansadaan maadama ay u baahi qabeen.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War, ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here