Ceelbiyood laga Hirgeliyay Magaalada Bosaaso Oo Xariga laga jarey

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Bosaaso Mudane Abdifatah Mohamed Osmaan ayaa xariga ka jaray Ceelbiyood laga hirgeliyay Xaafada Girirble ee magaalada Bosaaso.

Xarig jarka ceelka oo ah mid lacag la.aan ah loona dhisay Bulshada xaafada ayaa waxaa ka qaybgalay Agaasimaha waaxda arimaha Bulshada Dowladda hoose Xildhibaano Masuuliyiin ka socotay Hay’adda Dhistay iyo Bulshada kala duwan ee Xaafada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here