Ceel Biyood Laga Hirgaliyey Xerooyinka Barakacayaasha Magaalada Baydhabo

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masuuliyiintan ka socotey wasarada tamarta iyo kheyraadka biyaha heer fadaraal iyo heer dowlada goboleed ayaa waxey boogasho kormeer ah ay Ku tageen dhismooyin ka socoda keydka biyaha iyo dhamaan ceelasha biyaha ee magalada baydhabo oo dhismahooda oo idlaadey

Wasiirka wasarada tamarta iyo kheyraadka biyaha dowlada goboleedka KGS iiman Ali Abdi waxaa kormeerka ku wehelinaayey wasiir ku xigeen wasarada tamarta iyo kheyraadka dowlada faradaalka soomaliya iyo qaar ka mid ah injineerada gacanta ku haya howlaha dhismaha keydka biyaha.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here