Ceel-biyood Laga Hirgeliyey Deegaanka Lambar-konton.

0
71

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Deegaanka Numbar 50 ee Degmada Awdhiigle ayaa Ceelbiyood kala wareegey Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowlada Federalka ah ee Soomaaliya oo kaashaneysa Hay,ada Cumaan Al Kheyri

Qaar ka mid ah dadka Deegaanka Numbar 50 oo ka hadlay Wareejinta Ceelbiyoodka ayaa waxaa ay sheegeen in ay ku faraxsanyihiin in dib loo Howlgaliyey Ceelashii biyaha ee Deegaanka

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here