Ceel Biyood Laga Hirgeliyey Deegaanka Gabbuun Oo Xariga Laga Jarey

0
52

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ceel biyoodkan laga hirgeliyey Deegaanka Gabbuun ee Degmada Guriceel oo dadka degan baahi u qabeen maadaama ay dhibaata dhanka biyaha qabeen Dhismaha ceelkan iyo hir-gelintiisaba ayaa waxaa fuliyey maamulka Degmada Guriceel oo kaa shanaya dadka deegaanka iyo hay’adda IOM.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here