Ceel biyood Laga Hirgelinayo Burco Oo La dhagax dhigey.

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Horumarinta kheyraadka Biyaha maamulka soomaaliland oo ka shaneysa hay’adda Zam Zam Foundution ayaa waxay degmada Burco ka dhagax dhigeen ceel biyood loogu talagalay in ay dhaansadaan shacabka ku nool degmada Burco iyo degaanada kale ee ka tirsan sida ay maamulka degmadana ay sheegeen in ay jiraan baahiyo weyn oo loo qabo in degmada ay hesho ceelal biyoodyo ku filan.

Goobta dhagax dhiga ceel biyoodka ayaa waxaa ku sugnaa agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta kheyraadka Biyaha maamulka soomaaliland, maamulka gobolka Tog-dheer,kan degmda Burco, qaar kamid ah golaha degaanka degmada Burco iyo mas’uuliyiin kale oo dhagax dhigga lagu marti qaaday.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here