Ceel biyood Laga Hirgaliyay Deegaanka Qoorjidle Oo Xariga Laga Jaray.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Qoorjidle OO hoosyimaada degmada Gerijir ee Gobolka Hiiraan ayaa xaraga laga jaray ceel biyood ay baahi weyn u qabeen bulshada ku dhaqan deegaankaasi, waxaana xarig jarka ceel biyoodkan ka soo qeyb galay xilidhibaano, maamulka degmada Gerijir, Gudoomiye kuxigeenka Dib uheshiisiinta Gobolka Hiiraan iyo Madaxa ka socoto hayada sama foundation oo hirgelisay ceel biyoodkan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here